科罗拉多WIC

西达·拉·哈德莱奥(Cidda lala Hadlayo)

Soo wac xaruntaada caafimaadka WIC haddii…

  • Aad su'aalo ka qabtid cuntooyinka ama lacagaha WIC。
  • Waxaad Wayday Cuntooyin Aad istidhaahdo waxaa ansixiyay WIC。
  • Kaarkaaga ayaa lumay,la xaday,ama waxyeelo soo gaadhay。

soo wac qadka taleefanka tooska啊 1-844-234-4950 哈迪…

  • Waa inaad dib u cusboonaysiisaa ama baddashaa PIN-ka。

苏阿阿拉哈·古德

Maxaan samaynayaa haddii kaadhkayga la xaday ama uu lumo吗?

Waxaad baddalaysaa marka hore PIN-KA,kadibna waxaad isla markaaba wacaysaa barnaamijka WIC ee deegaanka! Kadibna waxaanu joojin doonaa cid kasta oo isku dayda inay isticmaasho gunnada raashinka waxaananu kaa caawin doonaa sidii aad u heli lahayd kaadh cusub。

Ka waran haddii kaarkeyga uusan shaqeynayn?

La soo hadal lambarka bilaash ah ee ku yaal dhabarka kaadhkaaga ama barnaamijkaaga deegaanka ee WIC。

Goorma ayaan heleyaa gunnooyin cusub?

WIC isla markaaba waa la heli doonaa的Gunnooyinka cuntooyinka ee wakhtigan和rarayaan xafiiska。 Gunnooyinka raashinka ee bilaha soo socda waxaa lagu shubi doonaa kaardhkaaga eWIC saqbadhka taariikhda uu bilaabmayo waxaanu dhici doonaa saqbadhka taariikhda dhammaadka。

Maxaan ku samaynayaa kaadhkayga marka aan wada istmaalo gunnadayda?

KAYDSO KAADHKAAGA eWIC! Xataa marka aad wada iibsatay dhammaan cuntooyinkii WIC,kaadhkaaga dib ayaa loo isticmaali karaa。 Gunnada xigta ee lagu siiyaa waxaad ku iibsan kartaa isla kaadhka eWIC。

Siday蜡noqonayaan haddii aanan iibsan karin waxba anigu oo aan u baahdo in qof羽衣甘蓝蜡ii soo iibiyo吗?

Qof羽衣甘蓝ayaa蜡kuu soo iibin kara haddii aad doonto。 Waxaad u dhiibi kartaa kaadhkaaga eWIC iyo PIN-kaaga。 Waa inaad xaqiijisaa inuu yahay qof aad ku kalsoon tahay!

Siday蜡noqonayaan haddii aanan iibsan dhammaan cuntooyinka WIC吗? Gunnooyinkani ma Wasta ay u wareegayaan bisha xigta?

Maya,wixii gunno ah ee ana isticmaalin waxa ay

莉斯卡·昆达(Liiska Cuntada)

哈尔基·拉加·伊布萨纳亚·恩法米尔

埃吉斯塔·巴奇加加

Waxaad u eegi kartaa baaqiga xisaabtaada dhawr dariiqo:

  • Waxaad isticmaali kartaa ikhtiyaarka“ My Benefits” ee aad ka heleyso app-ka WICShopper si aad u aragto gunnooyinkaaga wakhtigan。
  • Waxaad eegtaa risiidhkaagii tukaanka ugu danbeeyay。
  • La kulan khasnajiga tukaanka booshariga ama qabo Xafiiska Adeegga Macmiilka si laguugu daabaco baaqigaaga wakhtigan。
  • La soo hadal lambarka bilaash ah ee ku yaal dhabarka kaadhka eWIC si aad u ogaato baaqigaaga。
  • 博科 www.ebtedge.com si aad u aragto oo aad u daabacato baaqigaaga。

Ku adeegashada kaarkaaga eWIC

  • Ku iibso waxa aad doonto。 Khasab maaha inaad达曼陀罗mar kaliya wada iibsato!
  • Waxaad kaadhkaaga diyaarisaa marka aad baxayso。
  • Mari kaadhkaaga eWIC marka aad bilawdo iibka。
  • Geli PIN-kaaga oo riix badhanka输入ee ku talal shaashadda。
  • Khasnajiga ayaa cuntada iskaan garayn doona。
  • Xaddiga剪辑了ee shayada cuntadaada iyo xaddiga剪辑了ee khudaartaada cagaaran iyo khudaarta bisil ee aad iibsatay ayaa laga goosan doonaa xisaabtaada WIC。
  • Khasnajiga ayaa ku siin doonaa risiidh si loo muujiyo baaqiga gunnadaada iyo taariikhda ay ku eeg tahay gunnadaadu。
  • Mari kaadhkaaga eWIC kahor inta aanad waxba iibsan。
  • Baaqiga kugu hadhsan waxaad ku bixin kartaa lacag caddaan ah,EBT,SNAP ama nooc kale oo lacag bixin ah oo tukaanku qaato。

麦克卢马阿德卡·PIN-凯加

Waa maxay PIN(个人识别码(Lambarka Aqoonsiga Shakhsi Ahaaneed))?

PIN-ku waa afar la oo sir ah,oo kaadhka la socda,kaas oo kuu sahlaya inaad ku gasho gunnada WIC。 Marka aad dooranayso PIN,faraad doorataa afar lambar oo fudud oo aad xasuusan karto,laakiin ay ku adag tahay in qof kale garto(tusaale ahaan,taariikhda dhalashada waalidkaa ama taariikhda dhalashada)。

  • HA ku dul qorin PIN-kaaga kaadhka dushiisa。
  • HA siinin cid PIN-kaaga aanad doonaynin inuu kaadhkaaga isticmaalo。 Haddii qof garanayo PIN-kaaga oo u isticmaalo kaadhkaaga si uu u isticmaalo gunnadaada cuntada ah adiga oo aan u oggolaanin markaa gunnooyinkaas laguuma baddalo。

Siday蜡noqonayaan haddii aan illoobo PIN-kayga ama aan doonayo inaan baddalo吗?

Waxaad u baddali kartaa PIN-kaaga dhawr dariiqo:

  • Booqo xisaabtaada onlaynka啊 www.ebtedge.com.
  • La soo hadal lambarka bilaash ah ee ku yaal dhabarka kaadhka eWIC。

Siday蜡noqonayaan haddii aan PIN khaldan geliyo吗?

HA isku dayin inaad ku nasiibiso PIN-kaaga。 Haddii PIN-ka aad gelisay aanu sax ahayn oo aad afar jeer isku daydo,PIN-kaaga waa la xidhi doonaa。 在Qof Ku nasiibiyo的PIN-kaaga oo uu qaato gunnada cuntadaada的Tani waxaa loo sameeyaa si looga hortago。 您可以在sugtaa ilaa saqbadhka markaa ayay xisaabtaadu si otomaatig ah u furmi doontaa上玩游戏。

Warbixinta Takoor La'aanta

SNAP iyo FDPIR ama wakaaladaha degmadda,iyo dadka hela,waa inay muujiyaan Warbixinta Takoor la'aan ee soo socota:

Si waafaqsan sharciga xuquuqda madaniga ah ee federaalka iyo Maraykanka。 Waaxda Beeraha(USDA)shuruucda xuquuqda madaniga ah iyo xeerarka,USDA,Wakaaladaheeda,xafiisyada,iyo shaqaalaha,iyo hay'adaha ka qayb galaya ama maamulaya barnaamijyada USDA Waxda laga mamlayucair ku t。 Midabka,asalka wadaka,galmada,caqiidada diinta,naafanimada,da'da,rumaynta siyaasadeed,ka aarsiga ama aargoosiga猫头鹰xuquuq madani oo hore barnaamij kasta ama hawl ay qabatay ama maalgelisay USDA。

Dadka naafada ah ee ee以及baahan qaab kale oo wada xidhiidh oo macluumaadka barnaamijka ah(tusaale,Farta qoraalka indhoolaha,daabacaad wayn,cajal maqal ah,Luqadda Dhegoolaha ae auuuu adaka aka daaada aka wada) ka soo codsadeen dheefaha。 dadka dhegoolaha ah,maqalku ku adagyahay ama leh naafo hadalka ah waxay kala soo xidhiidhi karaan USDA是gaadhsiinta Federaalka ee Dadka Nafada ah lambarkan(800)877-8339。 Intaa waxa dheer,macluumaadka barnaamijka waxaa lagu heli karaa luqaddo羽衣甘蓝。

Si loo gubiyo cabashada takoor la'aanta,buuxi foomka Cabashada Takoorka ee Barnaamijka UDSA,(公元3027年)oo onlayn lagaga helo:
如何提出申诉,USDA啊,AMA QOR Warqad ku socotaUSDA oo warqadda ku bixi dhammaan macluumaadka lagu codsaday foomka。 si aad u codsato nuqul foomka cabashada ah,soo wac(866)632-9992。 U soo gudbi foomkaaga la buuxiyay ama warqadda USDA addoo adeegsanaya:

(1)Boosta:Maraykanka。 Waaxda beeraha民权助理秘书办公室,华盛顿特区,独立大道1400号,华盛顿特区20250-9410;

(2)传真:(202)690-7442; 要么

(3) 伊梅尔卡: [电子邮件保护]

Hay'dani waa adeeg bixiyaha fursadda loo simanyahay

JPMA,Inc.