
كاناها



بيدكا، توفو، باداركا لاوسكا، كالونكا، ديجيرتا


MIRAHA IYO KHUDAARTA


كاسييركا






باداركا







فيريلي بالكودا واتا








كونتادا دالانكا









إلمو نوجينايا
Hambalyo inaad siisay dhallaankaaga bilow fiican adoo siinaya caanaha naaska! Taageerada naasnuujinta dheeraadka ah iyo bamgareynta، la xiriir shaqaalaha rugta caafimaadka WIC ee deegaankaaga iyo saaxiibada naasnuujinta. Waxa kale oo aad la xidhiidhi kartaa 24/7 Khadka Naasnuujinta Gobolka Ohio oo dhan 888-588-3423, oo aad caawimo ka hesho xirfadlayaasha nuujinta.