Tilmaamaha iyo Talooyin wax iibsada
Cunnada Carruurta
Digir, digir, iyo misir
Siirialka quraacda
Jiis
Ukun
Kalluunka
Miraha iyo khudaarta
Casiirka
Caano
Caano Fadhiya
Subagga lawska
Cabbitaannada Soy
Toofu
Xulashada Hadhuudhka oo dhan
DEPATMAN LASANTE ETA WASHINGTON (WAAXDA
GOBALKA WASHINGTON UQAABILSAN CAAFIMAADKA)
PWOGRAM WIC NITRISYON (BARNAAMIJKA NAFAQADDA WIC)
1-800-841-1410
www.doh.wa.gov/WICfoods
Waxaanu abuurnaa fursaddaha dadka leh ilaha xadida inay
sameeyaan doorashooyinka nafaqada caafimaadka leh. Waxaanuu taageernaa cunitaanka
caafimaadka leh, naasnuujinta, helitaanka cuntooyinka caafimaadka leh, iyo hawsha jidhka.
Hay'adan waa adeeg bixiye fursad loo simanyahay.
WIC Nutrition Program ee Gobalka Washington cid ma takooro.
DOH 960-278 Oktòb 2021 Somalyen
Si aad dukumiintigaan oo qaab kale u ah u dalbato, wac 1-800-841-1410.
Macaamiisha dhagoolka ah ama maqalkoodu culus yahay, fadlan waca