Kentucky WIC

 

Kentucky WIC waxa ay isu badalaysaa Similac oo ah caanaha qandaraaska ee bilaabmaya Oktoobar 29, 2021. Caanaha ilmahaaga ayaa si toos ah u bedeli doona caanaha Similac oo aad ugu eg caanaha Gerber Good Start ama Enfamil ee soo saarista Noofambar. Khadkayaga qandaraasyada cusub waxaa ka mid ah Similac Advance, Similac Soy Isomil, Similac Total Comfort, Similac for Spit Up iyo Similac Sensitive.

JPMA, Inc.