
Laga bilaabo Oktoobar 1, 2021, Ohio WIC way beddeli doontaa Gerber caanaha dhallaanka ilaa caanaha dhallaanka ee Enfamil. Kadib rarka kaadhka soo socda, manfacyadaada cusub waxay qori doonaan caanaha Enfamil oo la mid ah ta aad hadda haysato. Haddii aad wax su'aalo ah qabtid la xiriir rugta WIC ee degaankaaga.
|
Waxa aad hadda hesho
|
Waxa aad heli doonto laga bilaabo Oktoobar 1
|
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Ohio WIC waxay taageertaa naas -nuujinta oo ah doorashada koowaad ee quudinta dhallaanka.





