
KAANAHA



BEEDKA, TOFU, BADHARKA LAWSKA, KALLUUNKA, DIGIRTA


MIRAHA IYO KHUDAARTA


CASIRKA






BADARKA







FIRILEY BALKOODA WATA








CUNTADA DHALANKA









ILMO NUUJINAYA
Hambalyo inaad siisay dhallaankaaga bilow fiican adoo siinaya caanaha naaska! Taageerada naasnuujinta dheeraadka ah iyo bamgareynta, la xiriir shaqaalaha rugta caafimaadka WIC ee deegaankaaga na saaxiibada naasnuujinta. Waxa kale oo aad la xidhiidhi kartaa 24/7 Khadka Naasnuujinta Gobolka Ohio oo dhan 888-588-3423, oo aad caawimo ka hesho xirfadlayaasha nuujinta.