
КААНАХА



BEEDKA, TOFU, BADHARKA LAWSKA, KALLUUNKA, DIGIRTA


МІРАХА ІЙО ХУДААРТА


КАСІІРКА






БАДАРКА







ФІРІЛЕЙ БАЛКООДА ВАТА








КУНТАДА ДХАЛААНКА









ІЛЬМО НУУЖІНАЯ
Hambalyo inaad siisay dhallaankaaga bilow fiican adoo siinaya caanaha naaska! Taageerada naasnuujinta dheeraadka ah iyo bamgareynta, la xiriir shaqaalaha rugta caafimaadka WIC ee deegaankaaga iyo saaxiibada naasnuujinta. Waxa kale oo aad la xidhiidhi kartaa 24/7 Khadka Naasnuujinta Gobolka Ohio oo dhan 888-588-3423, oo aad caawimo ka hesho xirfadlayaasha nuujinta.