Iyada oo ay sabab u tahay caanaha carruurta ee dib loo celiyey iyo gabaabsigooda, United States Department of Agriculture (USDA, Waaxda Beeraha ee Maraykanka) ayaa u oggolaatay Special Supplemental Nutrition Program for Women, Infants, and Children (WIC, Barnaamijka Nafaqada Dheeraadka ah ee Gaarka ah ee Haweenka, Dhallaanka, iyo Carruurta) inay bixiyaan xoogaa caanaha carruurta oo kumeelgaar ah. Waa inaan dib ugu noqonaa Caanaheena carruurta ee WIC (Similac). Fadlan adeegso webseedka Caanaha Ilmaha ee ay WIC Ogolaatay si aad u hesho xogaha soo kordha.

Taariikhaha muhiimka ah ee akhrinta caanaha cusub ee WIC ay ogolaatay:

  • Maarso 1, 2023
  • Maayo 1, 2023
  • Luulyo 1, 2023

Haddii cunugaagu cabo caanaha carruurta ee ku meel gaar ah, xaruntaada caafimaadka ayaa kaala hadli doonta dookhyada caanaha carruurta ee WIC ee aanu bixin karno.

JPMA, Inc.