Tilmaamaha iyo Talooyin wax iibsada

Cunnada Carruurta

Digir, digir, iyo misir

Jiis

Ukun

Kalluunka

WA WIC

Miraha iyo khudaarta

Casiirka

WA WIC

WA WIC

WA WIC

WA WIC

WA WIC

WA WIC

Caano

CAANO FADHIYA

Subagga lawska

Cabbitaannada Soy

Toofu

WA WIC

Xulashada Hadhuudhka oo dhan

WASHINGTON STATE DEPARTMENT OF HEALTH (WAAXDA
GOBALKA WASHINGTON UQAABILSAN CAAFIMAADKA)
WIC NUTRITION PROGRAM (BARNAAMIJKA NAFAQADDA WIC)
1-800-841-1410
www.doh.wa.gov/WICfoods
Waxaanu abuurnaa fursaddaha dadka leh ilaha xadida inay
sameeyaan doorashooyinka nafaqada caafimaadka leh. Waxaanuu taageernaa cunitaanka
caafimaadka leh, naasnuujinta, helitaanka cuntooyinka caafimaadka leh, iyo hawsha jidhka.
Hay’adan waa adeeg bixiye fursad loo simanyahay.
WIC Nutrition Program ee Gobalka Washington cid ma takooro.
DOH 960-278 October 2021 Somali
Si aad dukumiintigaan oo qaab kale u ah u dalbato, wac 1-800-841-1410.
Macaamiisha dhagoolka ah ama maqalkoodu culus yahay, fadlan waca

Secret Link